Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug Dr.Yasiin Cabdi Jaamac oo uu wehliyo Senotor Cabdi Xassan Cawaale (Qeyb-diid) ayaa gaarsiiyey Dawo Magaalada Gaalkacyo, Daawadan ayaa gaaraysa todobo tan taas oo kooban dawooyinka lagula tacaalo xaaladaha deg dega ah si Ciidamada kusoo dhaawacma furimaha dagaalka ay u helaan dawo iyo qalab Caafimaad oo lagula tacaalo dhaawacyadooda, …
Category Archives: Uncategorized
MUNAASABADDA DAAHFURKA ADEEG BIXINTA MASHRUUCA DAMAL CAAFIMAAD IYO MASHRUUCA COVID-19 VACCINE
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug Dr.Yaasin Cabdi Jaamac iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Mudane Dr.Cabdiwali Maxamed Axmed ayaa maanta uga qayb galay Magaalada Mogadishu ee Caasimadda Dalka, Daahfurka Mashruuca Damal Caafimaad iyo Mashruuca Covid-19 Vaccine Mashariicdan oo si adag looga soo shaqqeyay sidii lagu hirgelin lahaa ayaa waxaa si wada jir ah …
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr.Abdiwali Mohamed Ahmed Ayaa kulan Muhiim Laqaatay Wafdi Kasocday Hay’adda PAH
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug Dr.Cabdiwali Maxamad Axmad oo ay wehliyaan, agaasimaha waaxda caafimaadka guud, Abdullahi Warsame Abtidon, iyo Madaxa fayadhowr ka, nadaafadda iyo caafimaad ka deegaanka, Maxamed Abdullahi Haji, oo shir muhiim ah layeeshay madax kasocotay Hay’adda PAH. Madaxdaan oo uu horkacayay Iskuxiraha Gargaarka Hay’adda PAH Mudane Xuseen Xassan ayna …
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr.Abdiwali Mohamed oo Tababar usoo Xirey kormeerayaasha Mashruucca Marwo Caafimaad
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa tababar socday muddo 3 maalmood ah usoo xirtay kormeerayaasha mashruuca Marwo caafimaad. Kormeerayaashan ayaa lagu tababaray shaashadda (Power BI) lagala socdo howlaha kala duwan ee ay qabtaan gabdhaha Marwo Caafimaad sida daawo bixinta, booqashada qoyska, uureyda, caruurta shanta sano ka yar, wacyigalinta iyo inay hooyada iyo dhallaanka ku xiraan xarumaha caafimaadka …
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr.Abdiwali Mohamed Ahmed ayaa Daahfurey tababarka Maaraynta iyo Midaynta Xogta HIV-ga.
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa soo qaban qaabisay tababar socondoono mudo 4 bari ayaa waxaa diirada lagu saaridonaa bixinta tababar la xariira maaraynta iyo midaynta xogta cudurka dilaaga ah ee HIV kaas oo loo qabanayo Shaqaalaha Kashaqeeyo Mashruucan oo ka kala yimid maamul Gobaleedyada dalka iyo Dawladda Federal-ka Soomaaliya. Madaxa Mashruuca HIV-ga ee Wasaaradda Caafimaadka Federaalka …
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr.Abdiwali Mohamedd Ahmed oo shir muhiim ah layeeshay wafdi kasocday Ha,adda CARE
Wafdiga oo uu horkacayay Iskuduwaha Gargaarka Hay’adda CARE Mudane Salmaan ayna qeyb ka ahaayeen xubno sare oo ka socday Hay’adda CARE ayaa Xarunta dhexe ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug kula yeeshey kulan uu shir gudoomiyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Waxaa ka go’an Horumarinta Caafimaadka Galmudug iyo sidii bulsho waynta Soomaaliyeed ay u heli …
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr.Abdiwali Mohamed Ahmed ayaa daahfurey Tababarka Shaqaalaha Caafimaadka Ee Baaritaanada Deg-dega ah
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr.Abdiwali Mohamed Ahmed ayaa daahfuray Tababarka Shaqaalaha Caafimaadka Ee Baaritaanada Deg-dega ah Ee isku dhafan (Integrated Antigen Rabid Diagnostic Ag-RDT Training for Health workers) kaas oo socon doona muddo 2 maalmood ah, Loona qabanayo Shaqaale ka kala yimid dhamaan Xarumaha Caafimaadka Degmooyinka Galmudug. Madaxa Sheeybaarka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr …
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmugud Dr.Abdiwali Mohamed Ahmed ayaa magaalada Dhusamareb ku soo xirey Tababarka Xog uruuriyaasha sahanka caafimaadka
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr.Abdiwali Mohamed Ahmed ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku soo xiray Tababarka xog uruuriyaasha sahanka Xarumaha Caafimaadka ee Gobolka Galgaduud Tababarkaan ayaa waxaa bixiyey Saraakiil kasocotay Hay’adda Caafimaadka Aduunka WHO waxaana ka faa’ideystay 69 qofood oo ka kala yimid dhamaan Dagmooyinka Gobolka Galgaduud Ugu dambeyn Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka …
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr.Abdiwali Mohmed Ahmed oo furey tababarka dhimirka caafimaadka
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr.Abdiwali Mohamed Ahmed ayaa maanta si rasmi ah uga daahfuray Caasimadda Galmudug ee Dhuusamarreeb Tababarka Caafimaadka Dhimirka oo loo fidinaayo Shaqaalaha Caafimaadka Galmudug Tababarkan oo socon doona mudo 8 bari ah ayaa waxaa ka faa’ideysan doona 25 qof oo ka kala yimid Xarumaha Caafimaadka DagmadaDhuusamareeb Drs Zaynab Axmed Nuur …
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr.Abdiwali Mohamed Ahmed ayaa soo xirey Tababarka Caafimaadka Dhimirka oo loo fidinaayo Shaqaalaha Caafimaadka Galmudug
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr.Abdiwali Mohamed Ahmed ayaa maanta soo xiray Tababarka Caafimaadka Dhimirka oo loo fidinaayo Shaqaalaha Caafimaadka Galmudug Tababarkan oo socday mudo 8 bari ah ayaa waxaa ka faa’ideystay 25 qof oo ka kala yimid Xarumaha Caafimaadka Dagmada Dhuusamareeb Tababarka ayaa waxaa bixiyey xirfadleyaal aqoon durugsan u leh Caafimaafka Dhimirka oo …