Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galudug Dr.Yaasiin Cabdi Jaamac oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaradda Dr.Cabdiwali Maxamed Axmad Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud, gudoomiyaha Dagmada Guriceel,isku duwaha Caafimaadka Dagmada Guriceel iyo masuuliyiin kale ayaa maanta kormeeray habsami u socodka Shaqada Isbitaalka Guud ee Degmada Guriceel Wafdiga ayaa kormeeray dhamaan qeybaha kala duwan ee isbitaalka sida …
Category Archives: Uncategorized
WASAARADDA CAAFIMAADKA AYAA SOO XIRTAY TABABARKA XOG ARUURIYAASHA SAHANKA XARUMAHA
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr.Cabdiwali Maxamad Axmad ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku soo xiray Tababarka xog uruuriyaasha sahanka Xarumaha Caafimaadka ee Gobolka Galgaduud Tababarkaan ayaa waxaa bixiyey Saraakiil kasocotay Hay’adda Caafimaadka Aduunka WHO waxaana ka faa’ideystay 69 qofood oo ka kala yimid dhamaan Dagmooyinka Gobolka Galgaduud Ugu dambeyn Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka …
TABABARKA CAAFIMAADKA DHIMIRKA OO LOO FIDINAAYO SHAQAALAHA CAAFIMAADKA GALMUDUG
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed ayaa maanta si rasmi ah uga daahfuray Caasimadda Galmudug ee Dhuusamarreeb Tababarka Caafimaadka Dhimirka oo loo fidinaayo Shaqaalaha Caafimaadka Galmudug Tababarkan oo socon doona mudo 8 bari ah ayaa waxaa ka faa’ideysan doona 25 qof oo ka kala yimid Xarumaha Caafimaadka DagmadaDhuusamareeb …
Continue reading “TABABARKA CAAFIMAADKA DHIMIRKA OO LOO FIDINAAYO SHAQAALAHA CAAFIMAADKA GALMUDUG”
WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA IYO DARYEELKA BULSHADA GALMUDUG AYAA MAANTA KA QEYB GALAY KULAN SOO DHAWAYN AH OO AY U SAMEEYEEN SHAQAALAHA WASAARADDA CAAFIMAADKA
WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA IYO DARYEELKA BULSHADA GALMUDUG AYAA MAANTA KA QEYB GALAY KULAN SOO DHAWAYN AH OO AY U SAMEEYEEN SHAQAALAHA WASAARADDA CAAFIMAADKA Kulanka waxaa goob joog ka ahaa Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Daahir Fiidow, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dr Abdiweli ,Agaasime waaxeedyada Iyo dhamaan shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka Iyo daryeelka Bulshadda. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda …
DAAHFURKA TABABARKA QIIMEYNTA XARUMAHA CAAFIMAADKA GALMUDUG
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug ayaa maanta daahfurtay tababar loo qabanaayo shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka iyo xubno ka tirsan shaqaalaha Caafimaadka ee Dagmooyinka Galmudug. Tababarkaan oo socon doona muddo 8 maalmood ah ayaa shaqaalaha lagu bari doonaa sida loo sameeyo qiimeynta xarumaha caafimaadka taas oo ay Wasaaradda Caafimaadku qorsheyneyso inay bilaawdo tababarku markuu dhamaado. Wasiiru …
Continue reading “DAAHFURKA TABABARKA QIIMEYNTA XARUMAHA CAAFIMAADKA GALMUDUG”
WASAARADDA CAAFIMAADKA IYO DARYEELKA BULSHADA GALMUDUG OO LAWAREEGTAY ISBITAALKA MIDNIMO SI BULSHADA LOOGU ADEEGO
CAABUDWAAQ 18 MAY 2023 WASAARADDA CAAFIMAADKA IYO DARYEELKA BULSHADA GALMUDUG OO LAWAREEGTAY ISBITAALKA MIDNIMO SI BULSHADA LOOGU ADEEGO Munaasabadda lagu wareejinayey Isbitaalka ayaa waxaa kasoo qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Mudane Hon Abdiwali Abdullahi Jama oo ay wehlinayaan Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Mudane Abdi Mohamed Jaamac (Abdi waayeel )Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka …
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Galmudug mudane Hon Abdiwali Abdullahi Jama ayaa maanta ka qeyb galay shirka tayeynta iyo xoojinta shaqada Hay’adaha dowlada,
DHUUSAMAREEB, 15 MAY 2023 Wasiirka Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug mudane Hon Abdiwali Abdullahi Jama oo ay welihiyaan lataliyaha Wasaarada Dr Cumar Mohamed Cabdi iyo Agaasimaha Waaxda Qorsheynta iyo Siyaasadsa Mudane Cabdixakin Maxamed Diriye ayaa maanta ka qeyb galay shirka tayeynta iyo xoojinta shaqada Hay’adaha dowlada, Shirkaan oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda WFP …
Wasiirka Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Mudane Daahir Farah Fiidow ayaa ka qeyb galay Munaasabadda Daahfurka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka (NHPC).
Muqdisho 2 May 2023, Wasiirka Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug Mudane Daahir Farah Fiidow ayaa ka qeyb galay Munaasabadda Daahfurka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka (NHPC). Munaasabadda waxaa ka soo qeybgalay Madaxda Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Wasiiro heer Federaal iyo heer dowlad gobleed ah, Xildhibaanada labada Aqa lee Baarlamaanka Federaalka …
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr. Abdiwelli Abdullahi Jama ayaa maanta si rasmi ah uga daahfuray Caasimadda Galmudug ee Dhuusamarreeb tababarka Maaraynta iyo Midaynta Xogta HIV-ga.
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr. Abdiwelli Abdullahi Jama oo uu Weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed ayaa maanta si rasmi ah uga daahfuray Caasimadda Galmudug ee Dhuusamarreeb tababarka Maaraynta iyo Midaynta Xogta HIV-ga.Tababarkan oo socon doona mudo 4 bari ayaa waxaa diirada lagu saaridonaa bixinta tababar la xariira maaraynta iyo …
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr Abdiweli Abdullahi Jama ayaa xariga ka jaray Xarunta Sheybaarka Dhexe ee Galmudug
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr Abdiweli Abdullahi Jama ayaa xariga ka jaray Xarunta Sheybaarka Dhexe ee Galmudug oo ay gudaha Isbitaalka Gobolka Galgaduud ka hirgelisey Wasaarada Caafimaadka Galmudug oo kaashanaysa Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO. Dr Mohamed Abdullahi, Madaxa Talaalka ee Hay’ada Caafimaadka Aduunka Soomaaliya oo munaasabada daahfurka ka hadlay ayaa faah-faahiyey muhiimada sheybaarkaan casriga …