Ministry of Health Galmudug

Agaasimaha Guud ee Caafimaadka Galmudug oo ka qeybgalay Barnaamijka Hoggaaminta Caalamiga ah ee Rome

Rome, Talyaaniga โ€“ Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Abdiwali Mohamed Ahmed, ayaa ka qeybgalay Barnaamijka Hoggaaminta Caalamiga ah (ILP) oo lagu qabtay magaalada Rome. Barnaamijkan oo ay ka qeybgaleen wufuud ka kala socotay in ka badan 30 dal, ayaa diiradda saaray arrimaha hoggaaminta, diblomaasiyadda, xuquuqda aadanaha iyo iskaashiga caalamiga …

Agaasimaha Guud ee Caafimaadka Galmudug oo ka qeyb galay Shirweynaha 78-aad ee Caafimaadka Adduunka (WHA78) ee Geneva

Geneva, Switzerland โ€“ Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Mudane Dr. Abdiwali Mohamed Ahmed, ayaa ka qeyb galay furitaanka Shirweynaha 78-aad ee Caafimaadka Adduunka (World Health Assembly โ€“ WHA78), oo ka furmay magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Shirkan oo ay soo qabanqaabisay Hayโ€™adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ah madal caalami ah …

Agaasimaha Guud oo Akhriyey War-murtiyeedka Shirweynaha 1aad ee Maalgelinta Caafimaadka Galmudug

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug, Dr. Abdiwali Mohamed Ahmed, ayaa akhriyey war-murtiyeedka ka soo baxay Shirweynaha 1aad ee Maalgelinta Caafimaadka Galmudug, kaas oo lagu soo gabagabeeyay caasimadda Galmudug, Dhuusamareeb. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay masโ€™uuliyiin ka tirsan Dowladda Galmudug, wakiillo ka socday hayโ€™adaha caalamiga ah, iyo bahda caafimaadka, iyadoo diiradda …

Shirka Maalgenlinta Caafimaadka Soomaaliya oo ka furmay magaalada Neirobi

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug, Mudane Dr. Cabdiwali Cabdullaahi Jaamac, oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Mudane Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa magaalada Nairobi uga qeyb galay shir heer sare ah oo diiradda lagu saarayay maalgelinta, horumarinta, iyo xoojinta nidaamka caafimaadka Soomaaliya. Shirka waxaa si rasmi ah u furay Wasiirka …

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo qado sharaf ku maamuusay martida ka qeyb galaysa madasha cilmi baarista ee Heritage

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug, Mudane Dr. Cabdiwali Cabdullaahi Jaamac, ayaa maanta Qado-sharaf ugu sameeyey Beerta Capital Garden, madaxda iyo martida ka qeyb-galaysa Shirka Cilmi-baarista ee Heritage. Qado-sharaftan ayaa waxaa kasoo qeyb galay Madaxweyne-ku-xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid, Raโ€™iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid),Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka …

Wasiirka Abdiweli oo ka dhagax-dhigay magaalada Caabudwaaq mashruuc balaaran oo lagu dhisayo isbitaal weyn ee Degmada Caabudwaaq.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug, Mudane Dr. Cabdiweli Cabdullaahi Jaamac, ayaa si rasmi ah uga dhagax-dhigay magaalada Caabudwaaq mashruuc balaaran oo lagu dhisayo isbitaalka weyn ee Degmada Caabudwaaq. Wasaaradda Caafimaadka Galmudug waxay si adag u wadaa dadaalo lagu horumarinayo adeegyada caafimaadka, iyadoo diiradda saaraysa Dhismayaasha isbitaalo cusub oo laga dhisaayo magaalooyinka Caabudwaaq, Guriceel, …

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo Xarunta Dhexe ee Wasaaradda ku soo dhaweeyey Wasiirka Arimaha Gudaha XFS

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya mudane Cali Yusuf Cali oo wehliyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Warfaarinta XFS Mudane Cabdiraxmaan Alcadaala oo maalmahaan safar shaqo ku joogay Galmudug ayaa booqasho ku tagay Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug waxaana ku soo dhaweeyey Wasiirka Wasaaradda mudane Dr. Cabdiwali Cabdullaahi Jaamac Wasiirka Wasaaradda …

๐‡๐ˆ๐‘๐Š๐€ ๐’๐€๐๐€๐ƒ๐‹๐€๐‡๐€ ๐€๐‡ ๐„๐„ ๐†๐”๐ƒ๐ˆ๐†๐€ ๐…๐€๐‘๐’๐€๐Œ๐€๐ƒ๐€ ๐๐ˆ๐ƒ๐€๐€๐Œ๐Š๐€ ๐Œ๐€๐€๐‘๐„๐˜๐๐“๐€ ๐—๐Ž๐†๐“๐€ ๐†๐€๐‹๐Œ๐”๐ƒ๐”๐†

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug mudane Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed ayaa furay shirka Sanadlaha ah ee Guddiga Farsamada Nidaamka Maaraynta, Korjoogteynta & Qiimeynta Xogta Caafimaadka ee Galmudug Shirkaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxa Mashruuca Damal Caafimaad, Agaasime waaxeedyada, madax Qeybeedyada, Howlwadeenada xogta cafimaadka Heer gobol iyo heer Degmo iyo Hayโ€™daha …

๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ฐ๐š๐๐š๐ญ๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐›-๐ฎ-๐ž๐ž๐ ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐ก๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐ 

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug ayaa qabatay shir warbixin looga dhageystay dhammaan waaxaha Wasaaradda si dib loogu eego waxyaabihii Wasaaradda u qabsoomay 2024 iyo caqabadihii jiray. Howl wadeenada ayaa si faah-faahsan uga warbixiyey dhamaan guulihii waaweynaa ee sanadkaan laga gaaray dhanka bixinta iyo balaarinta adeegga caafimaad-ka, kordhinta iyo dayactirka Xarumaha Caafimaadka, sare u qaadista …

Shirka Dib-u-eegista iyo Qorsheynta Sanadlaha ee Unicef

Wasiirka Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug mudane Daahir Faarax Fiidow ayaa Xarunta Dhexe we Wasaaradda ka Ka daah furey shirka dib ueegista sanadka dhamaanaya iyo mashaariicda caafimaadka ee ay ka wada shaqeeyaan Wasaaradda caafimaadka iyo hayโ€™adda UNICEF. Shirka inta uu socday ayaa waxaa lagu soo bandhigay warbixino kala duwan oo la xiriira xaaladda …