Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug Mudane Maxamuud Axmed Maxamed oo ay wehliyaan Agaasimaha Caafimaadka Bulshada mudane Cabdullaahi Warsame Abtidoon, Madaxa Iibka iyo Saadka ee Wasaaradda mudane Axmed Cabdullaahi Cabdulle, Isku Duwaha Cafamaadka Degmada Galinsoor Cumar Bariise, Howlwadeeno Wasaaradda ka socday iyo Gudoomiye ku xigeynka Degmada Galinsoor ayaa xariga ka jaray xarumo cusub …
Category Archives: Uncategorized
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr. Abdiweli oo soo xirey tababar la xariirta hooyada iyo dhallaanka
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed ayaa soo xirey tababar la xiriira hooyada iyo dhalaanka. Tababarkan oo muddo shan cishe ah uga socday magaalada Dhuusamareeb shaqaalaha caafimaadka qeybta hooyada iyo dhalaanka ayey u jeedadiisu eheed in sare loogu qaado aqoonta shaqaalaha iyo tayada adeega caafimaadka. Munaasabada xiritaanka tababarka …
Wasiir Cabdiwali oo soo xirey Shirka Saddex Biloodlaha ah ee Dib-u-egista mashaariicda Caafimaadka Galmudug
Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo daahfurey ololaha talaalka caruurta kayar 5 ta sano
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid oo uu wehliyo Wasiir Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Mudane Daahir Faatax Fiidow ayaa daahfuray ololaha Tallaalka caruurta ka yar shanta sano ee aan helin dhamaystirka Talalka joogtada ah sanadahii lasoo dhaafay. Daahfurka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Duqa Caasimadda Galmudug Abdirahman Geedaqorow, Xildhibaano katirsan Galmudug Qaar kamid …
Wasiirka Caafimaadka Galmudug oo gaari Ambalaas ah ku wareejiyey Isbitaalka Gobolka Galgaduud
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug Dr. Cabdiwali Cabdullaahi Jaamac oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dr.Cabdiwali Maxamed Axmed ayaa ku wareejisay qalab caafimaad Isbitaalka Weyn ee Gobolka Galgaduud Qalabkaan caafimaad ee lagu wareejisay Isbitaalka ayaa kala ah 1. Ambalaas (Ambulance ) 2. Raajo casri ah (X-Ray) 3. Kumbiyuutarka Calool kujirta (Ultrasound) 4. …
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo Xarunta Wasaaradda ku soo dhaweeyey wafdi kasocda Hay’adda WHO
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug Dr. Cabdiwali Cabdullaahi Jaamac,Wasiir Dowlaha Wasaaradda Mudane Daahir Faarax Fiidow iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed ayaa si diirran Xarunta Wasaaradda uguso dhaweeyay wakiilka hayβadda caafimaadka aduunka ee Soomaaliya Dr. Rene iyo madax kale oo safarka ku wehliyey. Kulanka ayaa lagaga hadlay in la kordhiyo …
ππππππππππ ππππ ππ ππππππππππ ππππ πππππππ ππππππππ ππππππ ππ. ππππππππ πππππππ πππππ ππππ π ππππ ππππππ ππππππ ππππππππππ ππππππ π ππππππππ
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug mudane Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed ayaa ayaa furey Shirka Saddex Biloodlaha ah ee Guddiga Farsamada Nidaamka Maaraynta, Korjoogteynta & Qiimeynta Xogta Caafimaadka ee Galmudug Shirkaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Agaasime waaxeedyada, madax Qeybeedyada, Howlwadeenada xogta cafimaadka Heer gobol iyo heer Degmo iyo Hayβdaha ka shaqeeya …
πππ ππ ππ πππππ πππβππππ ππππππππ ππππππππ ππ πππ ππππππ πππππππππ πππππππππππ.
Kulan uu shir gudoomiyey Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug mudane Dr. Cabdiwali Cabdullaahi Jaamac ayna qeyb ka ahaayeen Wasiirada Wasaaradaha Waxbarashada iyo Beeraha ayay shir muhiim ah kula yeesheen Wafdi uu horkacayey ku xigeenka Madaxa Xafiiska Hayβadda UN-OCHA Soomaaliya Mr RenΓ© Nijenhuis iyo Xubno sare oo ka socday Hayβadda. Shirkaan ayaa waxaa soo …
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo xariga ka jaray xarun cusub oo lagu soo kordhiyey Isbitaalka Degmada Gadoon
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug Mudane Dr. Cabdiwali Cabdullaahi Jaamac oo ay wehliyaan Wasiir Dowlaha Wasaaradda mudane Daahir Faarax Fiidow Agaasimaha Guud ee Wasaaradda. Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug iyo Gudoomiyaha Degmada Gadoon ayaa xariga ka jaray xarun cusub oo loogu tala galay in loogu adeego hooyada iyo …
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo soo xiray shirka isku Xirka Mashaaricda Caafimaadka Galmudug
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug Mudane Dr. Cabdiwali Cabdullaahi Jaamac ayaa maanta si rasmi ah ugu soo xirey Caasimadda Galmudug ee Dhuusamarreeb, Shirka lix biloodlaha ah ee iskuxirka Mashaariicda Caafimaadka Galmudug. Madasha Xiritaanka shirka waxaa goob joog ka ahaa Wasiir Dowllaha , Wasiir ku xigeenka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradd waxaana diirada lagu …