Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug, Dr. Abdiwali Mohamed Ahmed, ayaa akhriyey war-murtiyeedka ka soo baxay Shirweynaha 1aad ee Maalgelinta Caafimaadka Galmudug...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug, Mudane Dr. Cabdiweli Cabdullaahi Jaamac, ayaa si rasmi ah uga dhagax-dhigay magaalada Caabudwaaq mashruuc balaaran oo lagu dhisayo...