Kulan Afur Wadareed ah oo ay isugu yimaadeen Madaxda iyo Shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulahada Galmudug oo caawa ka dhacay xarunta dhexe Ee wasaaradda Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Galmudug Dr. Yaasiin Cabdi Jaamac Wasiir Dowlaha Wasaaradda Mudane Daahir Faarax Fiidow iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed ayaa goobjoog ka …
Continue reading “Afur Wadareedka Shaqaala Weynaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug”