Ministry of Health Galmudug

Kulan Afur Wadareed ah oo ay isugu yimaadeen Madaxda iyo Shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulahada Galmudug oo caawa ka dhacay xarunta dhexe Ee wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Galmudug Dr. Yaasiin Cabdi Jaamac Wasiir Dowlaha Wasaaradda Mudane Daahir Faarax Fiidow iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed ayaa goobjoog ka ahaa Afur wadareedka shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka

Shaqaalaha iyo madaxda ayaa kawada sheekeystey howlaha hortabinta leh ee horyaala Wasaaradda iyo dedaalada socda ee lagu horumarinayo Caafimaadka Galmudug .

Madaxda Wasaaradda ayaa dardaaran wax ku ool ah u jeediyey Shaqaalaha Wasaaradda si loo dardargeliyo howlaha shaqo ee ay u hayaan bulshada

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *