Shirkaan oo uu shir gudoomiyey Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada dowladda Galmudug ayna kasoo qeyb galeen Agaasimayaasha Guud ee Wasaaraddaha ayaa waxaa diiradda lagu saaray iskuxirka iyo wadashaqaynta iyadoo si wadajir ah loogu shaqaynaayo shacabka ree Galmudug.
Shirka ayaa waxaa looga hadlay Xasilinta, Horumarinta, Caafimaadka , Waxbarashada, Biyaha iyo Tamarta .
waxaa lagu balamay joogtaynta shirarka noocaah ah iyo in laxoojiyo wadashaqaynta
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed oo shirka khudbadka jeediyey ayaa kasoo qayb galayaasha la wadaagaysharaxaad faahfaah San ee la xiriirta horumarinta Caafimaadka asagoo bogaadiyey shirarka noocaah ah iyo in laxoojiyo wadashaqaynta