Ministry of Health Galmudug

Shirka Dib-u-eegista iyo Qorsheynta Sanadlaha ee Unicef

Wasiirka Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug mudane Daahir Faarax Fiidow ayaa Xarunta Dhexe we Wasaaradda ka Ka daah furey shirka dib ueegista sanadka dhamaanaya iyo mashaariicda caafimaadka ee ay ka wada shaqeeyaan Wasaaradda caafimaadka iyo hay’adda UNICEF. Shirka inta uu socday ayaa waxaa lagu soo bandhigay warbixino kala duwan oo la xiriira xaaladda …

Wasiirka Ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo xariga ka jaray Xarumo Caafimaad oo laga hirgaliyey Deegaanada Deeqla iyo Mircowleed

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug Mudane Maxamuud Axmed Maxamed oo ay wehliyaan Agaasimaha Caafimaadka Bulshada mudane Cabdullaahi Warsame Abtidoon, Madaxa Iibka iyo Saadka ee Wasaaradda mudane Axmed Cabdullaahi Cabdulle, Isku Duwaha Cafamaadka Degmada Galinsoor Cumar Bariise, Howlwadeeno Wasaaradda ka socday iyo Gudoomiye ku xigeynka Degmada Galinsoor ayaa xariga ka jaray xarumo cusub …

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr. Abdiweli oo soo xirey tababar la xariirta hooyada iyo dhallaanka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed ayaa soo xirey tababar la xiriira hooyada iyo dhalaanka. Tababarkan oo muddo shan cishe ah uga socday magaalada Dhuusamareeb shaqaalaha caafimaadka qeybta hooyada iyo dhalaanka ayey u jeedadiisu eheed in sare loogu qaado aqoonta shaqaalaha iyo tayada adeega caafimaadka. Munaasabada xiritaanka tababarka …