Geneva, Switzerland – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Mudane Dr. Abdiwali Mohamed Ahmed, ayaa ka qeyb galay furitaanka Shirweynaha 78-aad ee Caafimaadka Adduunka (World Health Assembly – WHA78), oo ka furmay magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Shirkan oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ah madal caalami ah …