Ministry of Health Galmudug

Agaasimaha Guud oo Akhriyey War-murtiyeedka Shirweynaha 1aad ee Maalgelinta Caafimaadka Galmudug

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug, Dr. Abdiwali Mohamed Ahmed, ayaa akhriyey war-murtiyeedka ka soo baxay Shirweynaha 1aad ee Maalgelinta Caafimaadka Galmudug, kaas oo lagu soo gabagabeeyay caasimadda Galmudug, Dhuusamareeb. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Galmudug, wakiillo ka socday hay’adaha caalamiga ah, iyo bahda caafimaadka, iyadoo diiradda …