Ministry of Health Galmudug

Shirka Maalgenlinta Caafimaadka Soomaaliya oo ka furmay magaalada Neirobi

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug, Mudane Dr. Cabdiwali Cabdullaahi Jaamac, oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Mudane Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa magaalada Nairobi uga qeyb galay shir heer sare ah oo diiradda lagu saarayay maalgelinta, horumarinta, iyo xoojinta nidaamka caafimaadka Soomaaliya. Shirka waxaa si rasmi ah u furay Wasiirka …