Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug, Mudane Dr. Cabdiwali Cabdullaahi Jaamac, ayaa maanta Qado-sharaf ugu sameeyey Beerta Capital Garden, madaxda iyo martida ka qeyb-galaysa Shirka Cilmi-baarista ee Heritage. Qado-sharaftan ayaa waxaa kasoo qeyb galay Madaxweyne-ku-xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid),Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka …